Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaan C/llaahi Xasan: “Haddii Madashu dib u dhigto Doorashada, waa in Baarlamaanka la furaa…”

Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa  sheegay inuu jiro dib u dhac

weyn oo ku imaanaya Doorashadii la filayay inay Aagust iyo September ka dhacdo Soomaaliya.

Wuxuu ka digay qorshe ay Madaxda Soomaalida gaar ahaan Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha ay waqti kordhis ku sameysnayaan, isagoo sheegay inay qasab tahay in Baarlamaanku uu shirarkiisi dib u furto.

Dhageyso Xildhibaanka

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON