Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mid ahaa wasiirii hore ee xukuumadda Soomaaliya,
ahna siyaasiyiinta ugu dhow madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada 2o16.
Xildhibaanka oo dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir ayaa guul weyn ku tilmaamay in Soomaalida ay dalkeeda doorasho ku qabsato halkii markii hore dalalka dibadda la isku dooran jiray.
HOOS KA DHAGEYSO XILDHIBAAN FAARAX
Goobjooge.com