Xildhibaan Goodax: “Mas’uulkii Soomaali ah ee heshiis suuq madow ah gala waa in lagu xukumaa 10 ilaa 30 sano..” [DHAGEYSO]

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa Baarlamaanka Federaalka maanta ka dalbaday in mas’uul iyo qofkii Soomaali ah ee gala heshiis wax u dhimaya qaranimada Soomaaliyeed lagu xukumo xabsi 10 -ilaa 30 sano oo xarig ah.

Isagoo ka hadlayay intii aan la ansixin Qaraarkii Baarlamanka Federaalka uu sharci darro kaga dhigay heshiisyada ay shirkadda DP World la gashay maamullada Somaliland iyo Puntland ayauu soo jeediyay in qaraarka lagu daro ciqaabta xabsiga ah.

“Waxaan halkan u soo istaagay waxa ay tahay inaan xeerka ka waayay qodob sheegaya ciqaabta ma’suulka ama muwaadinka gala heshiis qarsoodi ah. Waxay aheyd in lagu daro qofkaa muteysan karo Xabsi gaaraya 10 ilaa 30 sano..” ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

111,613FansLike
613FollowersFollow
2,571FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

111,613FansLike
613FollowersFollow
20FollowersFollow
2,572FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!