Monday, June 30, 2025

Xildhibaan hore oo ku geeriyooday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan hore

oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Federaalka.

Xildhibaan Cali Cumar Nuur oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee 9aad oo dhowaan xilkiisu dhammaaday ayaa ku geeriyooday gudaha Garoonka Aadan Cadde ee magaalada muqdisho.

Xildhibaanka ayaa lagu waday in maanta lo duuliyo magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo xaalad caafimaad loogu waday  sida uu xaqiijiyey Maareeyaha Garoonka aadan Cadde Ashkir Jaamac.

Xildhibaanka hore ayaa la sheegay inuu istaagay wadnaha istaagay xilli uu sugayay diyaaradii uu ku qornaa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON