Friday, July 18, 2025

Xildhibaan ka mida Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka India

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka India oo xaalad caafimaaf loo geeyay.

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa xalay ku geeriyooday dalka Hindiya, halkaasoo loogu qaaday arrimo caafimaad iyadoo uu muddooyinkii danbe xanuunsanaa.

Xildhibaanka oo ka mid ahaa Alle ha u naxariistee Xildhibaanadii lagu soo doortay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah Maamulka Galmudug aya hore u ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho ee la baxay Isbaheysiga Argagixiso la-dirirka ee keenay in Maxkamadihii islaamiga ay qabsadaan Muqdisho iyo Koonfurta Somaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON