Monday, July 14, 2025

Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Su’aalo laga naxay ka keenay Heshiiska Imaaraadka ee Berbera [Daawo]

Xildhbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa su’aalo adag oo naxdin leh ka keenay heshiiska Imaaraadka ka dhacay ee ay saxiixdeen Itoobiya, Somalilad iyo shirkadda DP World.

Xildhibaan ayaa taxay su’aalo badan oo aan jawaab lahayn intooda badan, wuxuuna ka digay in heshiiskaasi yahay mid halis ku ah dadka Somaliland.

DHINACA SARE KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON