Thursday, June 26, 2025

Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo ku dhaawacmay & askar lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabelle lagu dhaawacay, isla markaana lagu dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda Qarax miino oo maanta ka dhacay Ex, Koontarool Afgooye.


Xildhibaan Salaad Sheekh Xuseen oo ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa ku dhaawacmay, iyadoo saddex askari oo ka tirsan Milateriga ay ku dhinteen, kadib markii Gaari ay la socdeen ay miino ku qaraxday oo ka dhacay isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Waxaa kaloo qaraxa ku dhaawacmay aska kale oo gaareysa saddex Askari oo midkood uu dhaawaciisa culus yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON