Friday, July 18, 2025

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka cusub ee weli la dhaarin oo ku geeriyooday Garowe

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Aqalka hoose oo dhowaan lagu doortay magaalada Garowe ayaa xalay xilli dabnbe geeriyooday.

Xildhibaanka oo lagu magaacaabi jiray Daahir Xaaji Geele. Xildhibaanka ayaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuun degdeg oo Wadnaha uga soo booday markii uu isagoo xaaladiisa caadi tahay ay la joogeen asxaab kala duwan.

Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya inuu ka sheegtay xanuun Wadnaha ah, kadibma uu banaanka uga baxay Qolkii uu deganaa, basle isla markiiba ay naftu ka dhacday.

Xildhibaan marxuum Daahir Xaaji Geell wuxuu hore uga tirsanaa Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday, isagoo xildhibaan ahaa tan iyo sanadkii 2009. Waxaana dhowaan loo doortay baarlamaanka cusub oo aan weli loo dhaarin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON