Monday, July 14, 2025

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka oo ku geeriyooday Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Baaramaanka Federaalka.

Geerida xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyey xildhibaanno iyo wasiiro, wuxuuna in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, isagoo qabay cudurka Sonkorta, waxayna xaaladiisa sii xumaatay maalmihii ugu dabeeyay, isagoo ugu dambeyn xilli danbe xalay geeriyooday.

Xildhbaan Aadan Xasan ayaa ka tirsana Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo uu xoghaye ka ahaa, waxaana tacsi u diray mas’uuliyiinta dowladda iyo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON