Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland oo Geeriyooday

Gudoomiyihii Guddiga Anshaxa Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cumar Buraale Axmed ayaa ku geeriyooday Magaalada Kismaayo .

Xildhibaanka ayaa labadii Maalin ee lasoo dhaafay la xanuunsanayay Xanuunka Dhiig-karka, kadib markii uu dhex galay muran dhuleed ka taagan Magaalada Kismaayo oo keenay inuu dhiiggu ku kaco, kadibna xaaladiisa meel halis ah gaarto.

Allaha u naxariistee xildhibaan Cumar Buraale Axmed  ayaa la sheegay miyir la’aan iyo koomo galay, ugu dambeynna ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Kismaayo.

Wararka aya sheegaya in Cumar Buraale kamid ahaa Xildhibaanadii Baarlamaankii KMG ahaa ee Dowladii Shariif Shiikh Axmed ee lagu dhisay dalka Jabuuti.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON