Xildhibaan lagu doortay Magaalada Baydhaba & Musharixiin sheegay in Albaabka laga celiyey

Waxaa goro dhoweyd magaalada Baydhaba lagu soo doortay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib kursi ka bannaanaaday.

Doorashada ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa loogu tartamay kuri uu ka geeriyooday ildhibaan Khaliif  Sheekh Cabdullaahi (Dheere), waxaana xilka xildhibaan loogu doortay Cabdullaahi Sheekh Maxamed oo helay 35 Cod.

Waxaa codeysay ergo gaareysa  42, waxaana Guddiga Doorashada ay shaaciyeen natiijada soo socota: Cabdullahi Sheekh Maxamed oo helay 35 cod, Isaaq Khalif Duurey  oo helay 4 cod iyo Cabdiqadir Sheekh oo helay 2 cod musharixii afraad Xasan Macalin Ibraahim aanu helin wax cod ah.

Ad

Labo musharax oo xilka u tartamayay ayaa saxaafadda u sheegtay in Guddiga Doorashada ay albaabka ka celiyeen. Waxaa la arkayey in xildhibaanka la sheegay in la doortay uu keligiis goobta doorashada ku sugnaa, taasoo shaki kale gelineysa Guddiga Doorashada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

117,939FansLike
698FollowersFollow
2,758FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

117,939FansLike
698FollowersFollow
20FollowersFollow
2,758FollowersFollow
error: Content is protected !!