Thursday, June 26, 2025

Xildhibaan Muuse Suudi oo si kaftan ah ugu Jawaabay Musharax C/raxmaan Faroole [Dhageyso]

Senator Muuse Suudi Yalxow oo ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ayaa jawaab gaaban siiyay C/raxmaan Faroole oo ay ka wada qeyb galeen xaflad soo dhoweyn ah oo ka dhacday Gobolka Banaadir.

Muuse Suudi oo hadallo qosol iyo kaftan leh ku hadlay ayaa sheegay in hadalladii C/raxmaan (Faroole) ay ahaayeen kaftan, iyo kuwo mudan in runta in laga sheego, laakiin aanu ka jawaabeynin.

Faroole aya xaflad loogu sameeyay Gobolka Banaadir wuxuu sheegay inuu yimid caasimadda isagoo caruur ah, isla markaana uu ku guursaday, 10 caruur ahna ku dhalay Muqdisho, wuxuuna maamulka Gobolka Banaadir ugu baaqay inay guryahoodii u soo celiyaan si uu ugu soo laabto caasimadda, isagoo sheegay in cid gaara u badan tahay.

HALKAN KA DAAWO

“Madaxweyne Qof uun baa noo noqon doona, qof kastaba qof ayuu u wataa, adiga oo Faroole ah dad ayaa kula raba, anagana mid kale ayaan u rabnaa.” ayaa ka mid ahaa hadalladii Muuse Suudi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON