Wednesday, July 16, 2025

Xildhibaan Xaamud: “Waxa la i yiri adigu Daarood baad tahay, habar jeclo ayaa kaa mudan…..”

Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, ahna guddoomiyie ku xigeenka ilaalinta hantida Qarankaoo ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa si kulul ugu jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

xilxamud

Xildhibaanka oo si qalafsan u hadlay  ayaa ku eedeeyay Feysal Cali Waraabe inuu Daarood wax ka sheego. Wuxuu ku andacoonayaa in  si qabylaadeysan loola dhaqmay, wuxuu kaloo eedeyn u jeediyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.

Warka oo muuqaal ah ka daawo Video-ga hoose

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=FgbdoMPuM2I”]

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON