Friday, June 27, 2025

Xildhibaan Xoosh: “Madaxweynaha Puntland isagaa beel ka soo jeeda, mana ahayn in awood loo siiyo…”

Xildhibaan C/raxmaan Xoosha Jibriil oo ka tirsan Xilidhibanaada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiskii magaalada Garowe ku gaareen Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ee qaabka Doorashada 2016.

Xilidhibaanka in heshiiskaasi aanu ahayn mid sax ah, balse awoodda ku wareejiyeen madaxweyaha Puntland, “Madaxweynaha Puntland laftiisa ayaa beel kasoo jeeda, waxay ahayd beelaha Puntland degan in la ixtiraamo awoodda hoos loo dejiyo, awood qeybsiga micnaheedu ma ahayn in wax waliba la isugu geeyo caasimada gobollada” ayuu yiri Xildhibaan Xoosh oo dalbaday in heshiiskaasi laga laabto.

 

DHAGEYSO XILDHIBAAN XOOSH

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON