Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaanada la doortay oo looga yeeray inay tagaan Magaalada Muqdisho [Warsaxaafadeed)

loogada

Mogadishu, Somalia                                                                         Nofeember 2016

War Saxaafadeed

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxuu shaacinayaa in uu bilaabayo bixinta

shahaadada xildhibaannimo oo la siin doono xildhibaanadda ku gulaystay doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha shacabka.

Waxaa dhamaan xildhibaanada la doortay ilaa iyo hadda lagu wargelinayaa inay lasoo xiriiraan xarunta Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban ee magaalada Muqdisho inta u dhaxeysa 30ka Nofeembar ilaa 4ta Deseembar 2016ka si ay u qaataan shahaadada cadeyneysa xildhibaanimadooda.

GFHDD wuxuu shahaadada siin doonaa keliya xildhaabanada labada gole oo aysan wax dacwad ah oo la xariirta hannaanka lagu doortay ka oolin Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD). Labada guddi ayaa isla asteyn doona kuraasta dacwada ka taal ee bixinta shahaadooyinkooda dib loo dhigi doono inta go’aan laga gaarayo dacwadahaas.

***DHAMMAAD***

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON