Saturday, August 2, 2025

Xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeelle oo Maanta lagu hor dhaarinayo Prof. Jawaari

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle maanta la dhaarin doono.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku sii jeeda magaalada Jowhar, isagoo goobjoog ka noqon doona xafladda dhaarinta xildhibaanada maamulka cusub.

Dhaqaale la'aan soo  wajahday Shirka JowharMagaalada Jowhar ayaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhoweynta guddoomiye Jawaari, Baarlamaanka maamulka cusub ayaa dooran doona maanta ninka ugu da’da weyn inuu sii hogaamiyo.

Doorashada madaxweynaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa lagu wadaa in la doorto 15-ka bishan Oktoobar.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON