Monday, July 14, 2025

Xildhibaanadii ugu horeeyay oo taageeray Go’aankii xukuumadda ee C/kariin Qalbi dhagax

Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa taageeray go’ankii murakna badan dhaliyay ee xukuumadda Soomaaliya Itoobiya ugu gacan gelisay C/kariin Qalbi dhagax.

Laba xildhibaan ayay warbaahinta dowladda kasoo xigatay inay soo dhaweeyeen go’aankii Xukuumadda Federaalka iyagoo sheegay  in Xukuumadda ay ku saxantahay go’aanka ay qaadatay.

 

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, Xildhibaan Daahir Amiin  Jeesow ayaa ku dooday in Xukuumaddu ay mas’uul ka tahay amniga dalka, isla markaana go’aankeedu ahaa mid sax ah.

Labadan xildhibaan ayaa xukuumadda ku diofaacay in arrintan ku timi heshiis ay kala saxiixdeen labada dowladood, waxaana jira xildhibaanno fara badan oo si weyn uga ho yimid go’aankan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON