Thursday, June 26, 2025

Xildhibaanadii Xilka qaaday Xaaf oo magacaabay Guddi Doorasho Madaxweyne Cusub [Akhriso]

Xildhibaanadii xilka ka qaaday madaxweynah Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay Guddi qabanqaabinaya doorashada Madaxweyne cusub oo Galmudug yeelato.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ku dhawaaqay guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug, kaasoo guddoominayay kulankii xilka looga qaaday Madaxweyne Xaaf.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON