Thursday, June 26, 2025

Xildhibaannada Barlamanka oo jebiyay xayiraadii Guddoomiye Mursal, lana kulmay [Sawirro]

Qaar ka mida Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday saaka inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa caawa la kulmay.

Xildhibaanada  oo u badan kuwii mooshinka ka keenay Madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale laga hor istaagay inay iridka ka galaan Madaxtooyada, waxayna jebiyeen xayiraad saarneyd hoyga Guddoomiye Mursal ka degan yahay Madaxtooyada.

Xildhibaannada ayaa sheegay inay ka boodeen dhagxaan iyo biro ku wareegsanaa guriga guddoomiyaha oo aan hore u ahayn goob dadku isticmaalaan, waxaana kadib u suuragashay inay u tagaan guddoomiye Mursal oo ay sheegeen in madaxweyne Farmaajo uu diiday in loo tago.

Image may contain: 7 people, people sitting
Image may contain: 5 people, people sitting and table
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON