Xildhibaanada Beesha Sade ayaa si weyn uga hor yimid xilalka uga soo aaday xukuumada uu dhowaan soo dhisay Cumar C/rashiid, waxayna sheegeen inaysan u cuntamin xilalkaasi oo aanay qaadan doonin, kana horjeedaan qaabka loo dhisay xukuumadda cusub.
Inta badan xildhibaannada beeshan ugu jira baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saaray warsaaafadeed ay ku caddeeyeen mowqifkooda xukuumadda CCC, xaaladda ka taagan magaalada Kismaayo iyo arrinta Gobolada Dhexe.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka xildhibaanada Beesha Sade
Goobjooge.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]