Saturday, July 12, 2025

Xildhibaannada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari oo codsi u diray [“Si sharaf leh isaga tag intaan lagu jiidin..]

Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlmaanka ayaa Cududdooda  ku soo bandhigay ayaa ugu baaqay Jawaari inuu is casilo.

Kulan ay ku yeesheen Hotelka SYL ayay uga hadleen xaaladda Guddoomiye Jawaaari, waxayna sheegeen inay ku haboon tahay inuu xilka iska casilo inta aan la jiiidin, sida ay yiraahdaan.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa yiri: “Adigoo 200 oo xildhibaan ay ku dhaheyso is si sharaf leh isaga tag, guddoomiyow inta lagaa jiido ha sugin, iska ilaaliya dadka fitnada gadaal ka wado, waxaan leeyahay Geel ari iskuma qari karo..”

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON