Monday, July 14, 2025

Xildhibaanno iyo Xisbiyo Mucaaradnimo ku midoobay oo u digay Madaxweyne Farmaajo [Akhriso Qoraal]

Xubno isugu jira xildhibaanadii la baxay Horusocod ee hore u kala tegay iyo xisbiyada Daljir, Wadajir iyo Kulan ayaa qoraal ay soo saareen ku cambaareeyy weerarkii lagu qaaday guriga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Qoraalka ayaa looga digay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre inay ciidamada qalabka sida u adeegsadaan dilalka iyo argagixinta siyaasiyiinta, waxayna digniin kale ka soo saareen in hay’adaha Garsoorka iyo Culimada loo adeegsado arrimo siyaasadeed oo aargoosi ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Image may contain: text

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON