Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaanno loo magacaabay Guddiga Abaaraha Maamulka Hirshabeelle [Akhriso Magacyada]

Maamulka Hirshabelle ayaa magacaabay guddi cusub oo qaabilsan Gurmadka abaaraha, kadib markii la kala diray guddigii hore.

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa magacaabay Guddi xildhibaano ah oo isku duba ridi doona Gargaarka ee Abaaraha degaanada Hirshabeelle.

Guddigan oo ka kooban yihiin 13 xubnood ayaa dhammaantood ah xildhibaanno, waxaana gudoomiye u ah Gudoomiye Kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise.

 HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

  1. Xildhibaan Canab Axmed Ciise Gudoomiyaha Guddiga
  2. Xildhibaan Maxamed Xuseen Yuusuf gudoomiye ku xigeenka Guddiga
  3. Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow xoghaye
  4. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Wadaadyare xubin
  5. Xildhibaan Maxamed Wadar Xasan xubin
  6. Xildhibaan Sheekh Maxamed Ibraahim Xuseen xubin
  7. Xildhibaan Sheekh Axmed cumar xubin
  8. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame xubin
  9. Xildhibaan Aadan Maxamed Muuse Xubin
  10. Xildhibaan Cabdikariin Maxamuud xubin
  11. Xildhibaan Cumar Maxamed cumar xubin
  12. Xildhibaan Maxamed Siyaad xooshow xubin
  13. Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Qaasim xubin

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON