Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaano cusub oo maanta lagu dhaariyay Muqdisho [Xubno hore loo laalay oo ka mida]

Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta lagu dhaariyay 15 xildhibaan oo cusub oo ay ka mid yihiin xubno hore loo laalay doorashadii ay ka qeyb galeen.

Xildhibaannada maanta la dhaariyay waxaa ka mida Muno Khaliif Sheekh iyo Axmed Maxamed Abtidoon, kuwaas oo ka mid ahaa Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ay laaleen, balse ay fasaxday Madasha Qaran.

Tirada xildhibaanada rasmiga ah ee labada Gole ayaa gaaray 298 Xildhibaan, iyadoo ay harsan yihiin 31 oo isugu jira qaar aan weli la soo dooran iyo kuwo maqan.

Kulankii maanta waxaa hareeyay dood ku saabsan shuruudaha xilalka madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka, lacagta laga qaadayo iyo dhismaha guddiyada Doorashada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON