Saturday, July 12, 2025

Xildhiban C/shakur C. Mire oo weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradsan Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ka mida Golaha Baarlamaanak Federaalka oo si weyn u taageerada Madaxweyne Farmaao ayaa weerar culus ku qaaday siyaasiyiinmta mucaaradka ee dhaliila madaxweynaha Soomaaliya

Xildhibaankan oo ka mida gacan-yareyaasha Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu dhigay baraha bulshada ku yiri “Haddii Madaxweyne Farmaajo uu la macaamili lahaa, waxna ka qaban lahaa rabitaankooda siyaasaseed (jaho) iyo midka dhaqaale (Lacag) ee kuwa mucaaradka sheegta, aysan ka hor imaan lahayn, isla markaana aysan sameeyeen qeylaa iyo dacaayadaha qaawan ee ka dhan ah maamulkiisa.

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire ayaa weerarkiisa culus ee ku socda siyaasiyiinta mucaaradka yimid kadib shirkii magaalada Nairibi ee siyaasiyiin kala duwan ku baaqeen in la bedelo xukuumadda hadda jira, kuna dhaliileen madaxweyne Farmaajo hoggaan xumo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON