Sunday, July 13, 2025

Xildhibaanno Saxiib la ahaa Farmaajo oo qaatay Shahaadooyinka (Mahdi Guuleed oo ka mida)

Guddiga Doorashda Heer Federaal ayaa galabta shaaciyey in 31 xildhibaan ay maalintii afraad qaateen Shahaadooyinka xildhibaannimo ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.

Xubnaha maanta qaatay shahaadooyinka waxaa ka mida siyaasiyiin ku dhow Farmaajo, sida Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Sen. Cabdihakim Moalim Ahmed iyo xubno kale.

War-saxaafadeedka Guddiga FEIT, halkan ka Akhriso

Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS. Hoos ka akhriso magacyadooda:

1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072

2. Said Mohamed Ali GSH#093

3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04

4. Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248

5. Osman Ali Yusuf GSH#198

6. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02

7. Muse Sudi Yalahow AS17

8. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13

9. Qali Ali Shire GSH#060

10. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092

11. Maryan Farah Kahiye AS#08

12. Ahmed Mohamed Said AS#41

13. Mahdi Mohamed Gulaid

14. Mohamed Adam Dini GSH#036

15. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50

16. Said Ali Muse GSH#027

17. Ismail Shire Jama GSH#142

18. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075

19. Abdikani Gelle Mohamed AS#44

20. Abdullahi Farah Mire GSH#228

21. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191

22. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53

23. Farhiya Yusuf Omar GSH#121

24. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128

25. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220

26. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174

27. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158

28. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221

29. Ali Mahdi Mohamed GSH#169

30. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222

31. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON