Saturday, July 5, 2025

Xilliga Doorashada Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo la shaaciyay [Akhriso Qoraal]

Guddiga doorashada Madaxweynaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay xilliga ay dhaceys doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.

Qoraal ay soo saareen guddiga ayaa lagu shaaciyay jadwalka doorashada iyo xilliga la qabanayo, waxaana lagu sheegay in 12-ka September 2017 ay dhaceyso doorashada madaxweynaha maamulkaasi.

Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xilkii ka xayuubiyay madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo isagu weli ku doodaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON