Friday, June 27, 2025

Xilliga Doorashada madaxweynaha Galmudug oo la shaacinayo & Xaaf oo Maxkamad sameystay

Xildhibaanadii xilka ka qaaday madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waqti u qabanaya xilliga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.

Kulan ay Guddiga Doorashada xildhibaannada Galmudug ku yeesheen magaalada Cadaado ayaa lagu sheegay in doorashada madaxweynaha bedeli doona Axmed Ducaale Xaaf ay dhici doonto gudaha bishan , iyadoo maanta ay shaacind oonaan Guddiga.

Dhinaca kale Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa dawcad u yeeris ah ku soo oogay 25 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo uu ku jiro guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Maxkamaddan oo ka kooban shaqsi qura oo uu dhowaan amray madaxweyne Xaaf inuu shaqadiisa qabsado  ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay cabasho laga soo gudbiyay xubnahan.

https://scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

https://scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net/v/t34.0-12/

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON