Friday, June 27, 2025

Xilliga la dooranayo Madaxweynaha cusub oo la ogaaday (Akhri jadwalka cusub)

Doorashada Madaxweynaha Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa mar kale dib u dhacay iyadoo waqti cusub oo galay sanadka 2017.

Xubno ka mida Guddiga Dooashada  ayaa laga soo xigtay in doorashadda madaxweynaha  loo asteeyay inay dhacdo aakhirka Bisha Janaayo, iyadoo lagu wado in 24-ka Janaayo 2017 ay dhacdo.

Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin xilligan, haddana sarkaal ka tirsan Guddiga Doorashada dadban ayaa wakaalada wararka u sheegay in doorashada Guddoonka Baarlamaanka ay dhici doonto 4-ta Janaayo.

Madasha Qaran ayaa ka gaabsatay dhowaan inay waqti u qabato xilliyada doorashada, marka laga reebo dhaarinta xildhibaanada labada aqal.

Xilliga Doorashada Madaxweynaha 24 Janaayo 2017

Xilliga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 4 Janaayo 2017

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON