Monday, June 23, 2025

Xisbi Siyaasadeedkii ugu horeeyay oo Deeq Gaarsiiyey Xarunta Dr. Xabeeb ee magaalada Muqdisho [Sawirro]

Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Soomaaliya jdp oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ee dhowaan  la diiwan geliyay ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay 140 Ruux oo ah Dadka qaba Xanuunka Dhimirka ee kujira Xarunta Dr. Xabeeb ee degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho.

Xoghayaha arrimaha gudaha Xisbiga JDP Maxamed Sheekh Ilka-dahab ayaa sheegay in dhigaalka xisbiga ee ugu horeeyay ay garteen inay ugu deeqaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba, wuxuuna sheegay in xisbiga ay ka go’an tahay inay taakuleeyaan

Dr. Xabeeb ayaa ka mahadceliyay deeqdan, wuxuuna amaan iyo bogaadin u jeediyay hoggaamiyaha Xisbiga Cadaaladda & Horumarka Xasan Muungaab, isagoo sheegay inuu xubin ka noqon doono xisbiga, isagoo sheegay inay arkin dowladii Soomaaliya, wuxuuna ka codsaday xisbiyada kale inay raacaan tusaalaha uu bilaabay xisbiga JDP.

Ad

HOOS KA DAAWO

- Advertisement -

Image may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: foodImage may contain: 1 person, smiling

 

Image may contain: 16 people

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON