Thursday, June 26, 2025

Xisbi uu hoggaamiyo Sheekh Shariif oo la guddoonsiiyey Shahaadada diiwaangelinta [Sawirro]

Guddiga Qaranka Doorashooyinka ayaa maanta ku dhawaaqay inay diiwaangeliyeen shan xisbi oo cusub oo si KMG ah uga mid noqday xisbiyada diiwaan gashan.

Xaflad shahaado lagu guddoonsiiyey shanta xisbi ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana xisbiyada la diiwaangeliyay ka mida Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.

Xisbiyada sida KMG ah loo diiwaangeliyay ayaa haatan gaaray 35 Xisbi Siyaasadeed, iyadoo la filayo inay tirada xisbiyada sare u kacaan, maadaama aan loo eegeynin shuruudaha u yaalla oo weji labaad lagu kala saari doono.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON