Sunday, July 13, 2025

Xisbiga C/raxmmaan C/shakuur oo beeniyay Qoraal muujinaya inuu lacag ka helay Imaaaraadka [Akhriso]

Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda federaalka ayaa sheegay in dokumentiyo loo sameeyay si dembi loogu yeelo siyaasiga.

Guddoomiyaha xisbigaasi Kamaal Daahir Guutaale ayaa faafiyey mid ka mida qoraalada oo uu ku saxiixan yahay  C/raxmaan C/shakuur, kaasoo loo diray Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho ayna ku  caddahay in  dowladda Imaaraadka ay xisbiga siisay malaayiin doolar.

Kamaal ayaa sheegay in dokumentiga hoose ay dad badan soo weydiiyeen, wuxuuna sheegay inuu been abuur yahay, isagoo dowladda ku eedeeyay inay ku mashquulsan tahay sidii ay been abuur uga sameyn lahayd C/raxmmaan C/shakuur isla markaana caga-jugley ku heysi garsoorayaasha maxkamadda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON