Saturday, July 26, 2025

Xisbiga Cadaaladda & Horumarka oo War-kasoo saaray khilaafka Diblomaasi ee Somalia iyo Kenya [War-saxaafadeed]

Xisbiga Cadaaladda iyo horumarka ee JDP ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xiisada diblomaasiyadeed ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Qoraal uu xisbiga soo saaray ayaa lagu taageeray jawaabtii ay dowladda Somalia u dirtay dalka Kenya, waxaana loogu baaqay dowladda Somalia inay shacabka u faahfaahiso halka ay mareyso dacwadii Kenya iyo Somalia ee Kiiska Badda ee yaalla Maxkamadda Cadaaladda Adduunka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON