Tuesday, July 1, 2025

Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka oo Baaq u diray Dowladda Somalia, soona dhoweeyay…

Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa soo dhoweeyay war-murtiyeedka kasoo baxay shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Galmudug.

Qoraal uu soo saaray Xisbiga ayaa loogu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka mid noqdaan Xalka loo raadinayo Xaaladda ka dhalatay inay ku Fashilmeen sidii dalka loo gaarsin lahaa Doorasho Dastuuri ah oo Qof iyo Cod ah.

HOOS KA AKHRISO

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON