Sunday, July 13, 2025

Xisbiga Wadajir oo War kasoo saaray Xarigii NISA kula kacay Kamaal Guutaale & Sayid-Cali Macalin [Akhriso]

Xisbiga Wadajir ayaa war uu ka soo saaray xariga Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi ku sheegay inuu ahaa sharci darro.

Shir jraa’id oo ay qabten Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Gutaale iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Sayidcali Macalin ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho, kadib markii la sii daayey waxay  sheegeen in Ciidamo ka tirsan NISA ay ku soo weerareen Hotel Maka Al-Mukarama.

Waxay sheegeen la geeyay xarunta NISA ee Degmada Waabari markii 30 askari ay ugu soo galeen hotalka xilli ay qado ku jireen, sidaasina ku wateen, iyadoo laga qaatay telefoonadooda, kaddibna ay u soo celiyeen, soona daayeen. Arrintan ayay ku sheegeen inay aheyd xadgudub loo geystay xuquuqda iyo xoriyadda uu Dastuurku siinayo qofka muwaadinka ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON