Tuesday, July 1, 2025

Xisbiyo cusub oo la siiyey Shahaadooyin & tirada Xisbiyada la diiwaangeliyey oo sare u dhaafay 60 Xisbi

Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka ayaa qabtay xaflad uu maanta shahaadooyin KMG ah ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.

Xisbiyadan siyaasadeed ee cusub oo maanta la siiyey shahaadoyinka ayaa kala ah:
1-Xisbiga Qaran,
2-Xisbiga Hor-usocodka Shaqaalaha,
3-Xisbiga Dhaqdhaqaaqa,
4-Xisbiga Saanuu,
5-Xisbiga Midnimada,
6-& Hogaan Qaran.

Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah ay u diiwaan geliyeen Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa hadda sare u dhaafay 60 xisbi, waxayna sii marayaan 63 xisbi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON