Tuesday, June 24, 2025

XOG CUSUB: Wasiiro la kala bedelay iyo kuwo laga saaray liiska 20-ka wasiir

Iyadoo la sugayo in lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada cusub ayaa waxaaGoobjooge.com soo gaaraya  wararkii ugu horeeyay ee ka hadlaya kala bedel lagu sameeyay wasiiradii 20-ka ahaa ee hore loo magacaabay, waxaana saameynta ugu weyni ay tahay sida soo socota:

wasiirocc

[ad name=”HTML-2″]

  1. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha ayaa la sheegay in gebi ahaanba laga saaray Golaha wasiirada cusub, waxaana booska oo wasaaradda Dastuurka loo bedelay la siiyay Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen (Badni) oo kamida gacan yareyaasha Shariif Xasa Sheekh Aadan
  2. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga ayaa wararku sheegayaan in loo wareejiyay Wasaaradda Amniga Qaranka
  3. Fahad Yasiin oo isagu is casilay ayaa jagadiisa ayaa booskiisii la buuxiyay

Wixii kusoo kordha inta kala bedelkii ugu dambeeyay ee golaha cusub socdo, kala soco halkan Insha Allaah

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON