Sunday, July 13, 2025

XOG: Hanti dhowrka Guud oo shaaciyay inaysan dowladda Federaalka ku dhaqmin Miisaaniyadii 2014 (Akhriso Dokument)

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa sheegay in xisaab xirka Miisaaniyadda 2014 aan loo marin sidii sharciga ahayn, laguna dhaqmin miisaaniyadii degsaneyd. Qoraal uu kasoo saaray xisaab xirka 2014 oo wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ay diyaarisay ayuu hanti dhowrku sheegay inuusan heli caddeyno ku filan sidii loo isticmaalay miisaaniyadii 2014.

nurfarah

Qoraalka Hanti dhowrka Guud oo ku socday Madaxweynaha, Guddoonka Baarlamanka iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayuu hanti-dhowrka guud ee Qaranka ku cadeeyay qodobo dhowr ah oo la jebiyay, kuna saabsan sidii loo maamulay miisaaniyadii sanadkii hore 2014 oo hadda xisaab xirkeedu hor yaallo Golaha wasiirada, lana filayo in la geeyo Baarlamaanka.

Hoos ka akhriso qoraalka Hanti dhowrka Guud

hantidhowr1

hantidhowr2

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON