Monday, June 23, 2025

XOG: Itoobiya & Kenya oo hor istaagay Diblomaasi Jabuutiyaan ah loo magacaabi lahaa Wakiilka IGAD ee Somalia

Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa ka hortegay in Diblomaasi Jabuutiyaan ah loo magacaabo Wakiilka IGAD ee arrimaha Soomaaliya.

Shir madaxeedkii IGAD ee dhowaan ka dhacay magaalada Adis ababa  ee dalka Itoobiya ayaa lagu ansixiyay wakiilada IGAD u qaabilsanaan doona dalalka  Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan.

Dowladaa Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa watay in Diblomaasiga reer Jabuuti ee Ismaciil Waceys oo ahaa la-taliyaha madaxweynaha Jabuuti loo magacaabo wakiilka IGAD ee Soomaaliya, laakiin waxaa arrintaasi ka hor yimid Kenya iyo Jabuuti.

Ad

Ismaaciil Waceys ayaa loo wareejiyay Wakiilka IGAD, iyadoo Diblomaasiga Kenya u dhashay ee Maxamed Cali Guyo loo magacaabay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya, waan qorshihii ay doonayeen dalalka Itoobiya iyo Kenya.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON