Monday, June 23, 2025

XOG: Kulan Qarsoodi ah ah oo dhex maray Cumar C/rashiid iyo Sheekh Shariif Axmed

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kulan qarsoodi ah dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed.

Kulanka oo ahaa mid aan la shaacin oo siyaasadeed ayaa xogta la helayo ay sheegaysaa inay ka wadahadleen xaaladda doorashada Soomaaliya ee 2016 oo labaduna ay musharax u yihiin xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Cumar-shariif

Ad

Labada mas’uul oo hore Madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare isu ahaa dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya ayaa isku baheysanaya sidii ay doorashada soo socota uga adkaan lahaayeen madaxweyne Xasan Sheekh.

Hore waxaa Sheekh Shariif Axmed magaalada Kampala kula kulmay madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo siyaasad ahaan ay isku dhaceen Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON