Monday, June 23, 2025

XOG: Taliyaha NISA oo Cadaado ka wada olole uu walaalkiis ugu raadinayo kursi xildhibaannimo

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya  in taliyaha ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi  Gaafow Maxamuud uu olole doorasho ka wado magaaladaasi.

Xogta laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegeysa in kursiga xildhibaanka beeshiisa Habar Cayn ee Murarsade uu la raadinayo nin ay walaalo yihiin oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Gaafow Maxamuud.

gaafowdMusharaxa la dhashay Taliyaha NISA ayaa ah Qurbe joog ka yimid dalka Canada, waxayna arrintan keentay xiisad jufadaasi ka dhex oogan oo keentay inay isku dhacaan ilaalo, isla markaana Suldaanka beesha Xasan Maxamed Sabriye halis la geliyo, kadib markii uu ka hor yimid rabitaanka Jen. Gaafow.

Ad

Taliye Gaafow ayaa taageero ka heysta dhinacyo kala duwan, waxaana la sheegay inuu adeegsanayo awoodiisa xilka uu hayo si uu arrintan ugu xaqiijiyo.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON