Monday, July 21, 2025

XOG: Xubno cusub oo lagu darayo Howl-wadeenada Madasha Wadatashiga Qaran

Xubno cusub ayaa la sheegay in lagu darayo Guddiga Howlwadeenada Madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan lagu magacaabay qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya balse la kansalay markii dood weyn ka dhalatay oo ay ka hor yimaadeen madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubno kale.

Xasan-cumar-odowaa

Wasiirka arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa ayaa loo xilsaaray dib u habeynta guddigani oo lagu kordhinayo:

  1. Xubin ka socota Goboladda Hiiraan iyo Sh/dhexe
  2. iyo Xubin ka socota Gobolka Banaadir

Waxaa kaloo isbedel lagu sameyn doontaa xubnaha ka imaanaya Xafiiska Qaramada Midoobay oo hore beel qura uga socday, iyadoo lagu dari doono xubin cusub, lagana saarayo xubin loo cayimay, tani waxay salka ku heysaa muran weyn oo ka dhashay qaabka xafiiska Ra’iisal wasaaraha u shaaciyay tirada iyo xubnaha howlwadeenada Madashada Qaran ka mid noqonaya oo loogu talogalay qaab guddi farsamo ahaan inay u shaqeeyaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON