Wednesday, June 25, 2025

Xoghayaha guud ee Q/Midoobay oo gabar Soomaali ah u magacaabay Guddi sare

Xoghayaha guud ee Q/Midoobay  Ban Ki Moon ayaa gabadha Soomaaliyeed ee Ilwaad Elman Cali u magacaabay inay ka mid noqoto guddi la talin oo heer caalami ah, kaasoo laga soo xulay  dhalinyarada iyo aqoonyahanadda u dhaqdhaqaaqa arrimaha dhalinyarada, nabadda iyo colaad ka saaridda dalalka qalalaasaha ka jiro.

Xubnaha Guddigan waxaa madax looga dhigay Graeme Simpson oo Koofur Afrikaan ah, waxayna Xoghayaha guud si dhow ugala shaqeyn doonaan arrimah Dhalinyarada, Nabadda iyo Ammaanka, waxayna ka kooban yihiin 21 xubnood oo kala ah:

Farea Al-Muslimi (Yemen)

Luz Alcira Granada Contreras (Colombia)

Scott Attran (USA)

Chernor Bah (Sierra Leone)

Ikram Ben Said (Tunisia)

Malual Bol Kiir (South Sudan)

Kessy Martine Ekomo-Soignet (CAR)

Ilwad Elman (Somalia)

Matilda Flemming (Finland)

Terri-Ann Gilbert-Roberts (Jamaica)

Saba Ismail (Pakistan)

Thevuni Kavindi Kotigala (Sri Lanka)

Nur Laiq (UK)

Mieke Lopes Cardozo (Netherlands)

Robert Muggah (Canada)

Hussein Nabil Murtaja (Palestine)

Funmi Olonisakin (Nigeria)

Salim Salamah (Syria)

Ali Saleem (Pakistan)

Hajer Sharief (Libya)

Marc Sommers (USA).

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON