Sunday, June 29, 2025

Xubin ka mida Golaha Wasiirada cusub oo ku dhawaaqay inuu is casilay [Akhri sababta]

Mid ka mida Golaha wasiirada maanta la magacaabay ayaa laga soo xigtay inuu iska casilay xilkii loo magacaabay.

Wasiiru dowlahii Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka loo magacaabay.

Wuxuu sheegay in sababaha uu isku casilay ay tahay in loo magacaabay xil aan u qalmin, isla markaana uu iska casilay xilkii ahaa Wasiiru dowlahii Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Waa mas’uulkii ugu horeysay ee iska casila  xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre soo magacaabay, waxaana la filayaa in xubno kale ay ku dhawaaqaan is-casilaadooda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON