Saturday, June 28, 2025

Xubno ku eedeysan Weerarkii Alshabaab ee Jaamacadda Gaarisa oo la soo taagay Maxkamad (Sawirro)

Afar qof oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya ee April 2015 ayaa lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Nairobi.

Maanta ayaa lagu wadaa in afartan qof xukun lagu rido, kadib markii la dhageystay 22 qof oo marqaati ah, iyadoo weerarkaasi oo ka mid ahaa weerarradii qasaaraha ahaa ee Alshabaab ka fulisay dalka Kenya ayaa lagu dilay 148 qof.

Afarta qof ee lasoo taagay maxkamadda ayaa kala ah: Mohamed Ali Abdikar, Hassan Aden Hassan, Sahal Diriye and Rashid Charles Mberesero.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON