Monday, June 23, 2025

Xundubey: “Ragga wax abaabulaya waxay gabbaad u noqan karaan Alshabaab, Daacish iyo Dad aysan..”

Wasiirka Amniga xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo goordhow warbaahinta dowladda inay soo baxeen dad dhaan mooryaan leh oo ku hoos ganbaday xaaladda Muqdisho.

Wuxuu sheegay in ragga madaxda ah ee wax abaabulaya ayuu u shegay inay gabbaad u noqon karaan dad aysan maamulin iyo argagixisada Alshabaab, isgoo ka digay inaysan dowladda gacmaha ka laaban doonin waxa socda. oo aan lagu dhex dagaalamin bulshada xilligan.

“Laakiin waxaa soo badanaya falal loo baahan yahay in laga hortago.. yaanan gabaad loo noqon falalkaasi, dad aan sharci aqoon oo la maamuli karin in gabbaad loo noqdo waa in aad la isaga ilaaliyo..” ayuu yiri Wasiir Xundubey.

Ad

Arrintan ayaa timid iyadoo ciidamada dowladda uu ka muuqdo abaabul laga cabsi qabo inay ku qaadeen qeybo ka mida caasimadda oo gacantooda ka baxday.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON