Wednesday, July 16, 2025

Xusuus Video: Kacaankii Barakeysnaa ee 21 Oktoobar iyo Madaxweyne Jaalle Siyaad

21 Oktoobar: Xusuus Kacaanki Barakeysnaa

Maanta oo kale 46 sano ka hor ayay ku beegneyd dhalashadii Kacaankii 21 Oktoobar ee dalka ka hana qaaday 1969-kii iyadoo kacaankii uu dalka Soomaaliya u bedelay dal awood ciidan iyo mid dhaqaale leh, kana dhex muuqda Afrika xilliyadii hore ee talada uu hayay Siyaad Barre, balse markii dambe ay xaalad isu bedeshay dagaalo sokeeye oo talada looga eryay xukunkaasi.

Waxaan dib idin xusuusineysaa kacaankaasi Soomaalida taariikhda weyn ku reebay, video-ga sare ayaan idin soo xulnay ee nala daawada.

Goobjoogec.om

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON