Friday, July 11, 2025

Xuuthiyiinta Yeman oo Diyaarado is-wada ku weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga & Qasaare ka dhashay..

Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa mar kale weerar ku qaaday Garoon ku yaalla Koonfurta Sacuudiga, iyadoo qasaare uu dhaliyey weerarkii ugu danbeeyay.

Kooxda Xuuthiyihiinta ayaa xalay weerarro loo adeegsaday diyaaradaha Drone-ka ee is wada ku qaaday Garoonka Abha ee Koofurta Sacuudiga, waxaana la sheegay inay diyaaradahaasi ku bannaanka garoonka, iyadoo ay ku dhaawacmeen 9 qof.

Weerarka ayaa ka mid ahaa falal is daba joog ah oo Xuuthiyiinta ay sii kordhiyeen, loona adeegsaday diyaaradaha Drone-ka, iyadoo garoonkaasi dhowr jeer oo hore la duqeeyay, loona xiray weerarrada Xuuthiyiinta.

Garoomada Abha iyo Jizan ee Koonfurta Sacuudiga ayaa qarka u saaran inay xirmaan kadib markii ay joogto noqotay diyaaradaha Drone-ka ah ee Xuuthiyiintu ku weerarraan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON