Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira iyo shaqsiyaad ka tirsanaa dowladahaasi.
Dhulkaasi waxaa ka mida Garoonka Afisyoone qeybo badan oo ka mida, waxaana taliska ciidamada cirka uu ka hadlay shirkadaha iyo dadka la siiyey dhulkoodii oo qaarkiis ay UN-ka ku keydsato agabkooda.
Barnaamijkii Galka Baarista ee VOA-da ayaa soo shaac bixiyey shirkadaha dowladii Xasan Sheekh ay siiyey Dhulkaasi, iyo qaaba loo bixiuey.
HOOS KA DHAGEYSO