Tuesday, July 15, 2025

Yaa ku soo baxay kursigii uu qaadacay Sheekh C/qaadir Cali Cumar…? [DAAWO SAWIRRO]

Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Cadaado lagu qabtay doorasho degdeg oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kursigan oo ahaa kurishga beesha Beesha Saleebaan/Heysow, waxaa ku guuleystay Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo helay 45 cod, waxaana tanaasulayCali Sheelhdoon Cabdi oo la tartamayay.

Saabir ayaa ka mida madaxda Shirkadda FAVORI ee maamusha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, wuxuuna taageero ka heystaa madaxtooyada Soomaaliya.

Sheekh Cabdulqaadir Cali Cumar oo musharax u ahaa kursigan ayaa goobta laga waayaywuxuuna saxaafadda  u sheegay in ergadii beesha la bedelay, isla markaana doorasho aanu ogeyn la abaabulay.

Sheekha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ergada wax dooraneysa in ka badan 30 ay yihiin been buur oo ergadii saxda ahayd bannaanka looga tegay.

kursi-saleebaankursi-saleebaan1kursi-saleebaan2kursi-saleebaan3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON